[Cayaraha] Kulamada Caawa Iyo Habeendanbe Ee Horyaalka Horyaalada Yurub Ee “Champions League” Iyo Wareegii Group-yada Is-Araggii 4aad. “Group A” Monaco v Club Brugge, Atletico Madrid v Borussia Dortmund. “Group B” Inter v Barcelona, Tottenham v PSV Eindhoven. “Group C” FK Crvena Zvezda v Liverpool, Napoli v PSG. “Group D” Porto v Lokomotiv Moscow, Schalke 04 v Galatasaray. [Wararka] Raysalwasaaraha Soomaaliya Ayaa Soo Gabagabeeyey Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya Ee Sanad Lahaa Ahaa Oo Ka Socdey Magaalada Muqdisho. [Wararka] Maxakmadda Sare Ee Somaliland Ayaa Gaadhey Magaalada Ceerigaabo Waxeyna Ka Bilaabayaan Garsoorayaasha Maxkamada Sare Ee Somaliland Dhageysiga Dacwadaha Ka Furan Maxkamadaha Deganadaasi Gobolka Snaaag. [Wararka] Golaha Guuritda Somaliland Ayaa Warbixin Ka Dhagaystey Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Somaliland. [Wararka] Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Ayaa Xadhiga Ka Jarey Dhismayaal Cusub Oo Laga Hirgaliyey Magaalada Berbera Waxaanu Booqdey Jeelka Weyn Ee Magaalada Berbera. [Wararka] Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Ka Doodey Xaalada Guud Ee Dalka. [Wararka] La Taliyaha Gaarka Ah Ee Madaxweynaha Somaliland Cali Maxamed Warancade Ayaa Ka Hadley Marxuum Lagu Diley Deeganka Dararweyne Ee Gobolka Sanaag Iyo Beelaha Walaalaha Ee Ku Dirirey Gobolka Sool. [Wararka] Xogyaha Arrimaha Gudaha Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Ayaa Dhaliilo U Soo Jeediyey Qaar Ka Mid Ah Hayaddaha Calaamiga Ah Ee Ka Hawl Gala Somaliland. [Wararka] Gudoomiyaha Gudida Wanaagfarista Iyo Xumaan Reebista Somaliland Ayaa Ka Hadley Khilaaf Hore U Soo Kala Dhex Galey Gudidaasi.

Dahabsiil

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.