Bulsho Tv international wuxuu ugu bushaaraynaynaa dhamaan Dadweynaha degmada berbera in laydiinka furay

Dahabsiil

BULSHO TV international wuxuu ugu bushaaraynaynaa dhamaan Bulsho
waynta degmada
berbera in laydiinka furay qaybta receiverada MMDS 24hrs ee BULSHO TV
u diyaar Ku yahay degmada berbera
halkaasi oo aad ka heli doonto qalab tayaysan adeeg hufan oo Ku rali
galiya Iyo qiime Ku raali galinaya
adeegyada ay bixinayso qaybtani waxa ka mida
ALL SPORTS,ALL MOVIES, INT,NEWS, SOMALI NEWS, DOCUMENTRY FILMS,
CARTOON FILMS,
QURA’AN, MUXAADIROYIN, FILM HINDI AF SOMALI 24hrs waxaad kaga raysan
doontaan
dhiishashkii gurya dusha laga saari jiray ama la hor dhigi jiray
iyadoo aanad marnaba maqlayn
dhiishkii baa dhaqaqay Iyo no signal warkaasi waa Ku daayay hadaba
hore u gaadh kuna raaxayso adeega
BULSHO TV wixii faahfahin dheeraada waxad la xidhiidhi kartaa
numbarada
sawirka gudihiisa Ku yaala aad baad u mahadsantihiin,

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.